Saturday, April 20, 2024
HomeNEWSRaac Talooyinka Badqab ee CPJ

Raac Talooyinka Badqab ee CPJ

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa 11-kii Maarso 2020 shaacisay in cudurka COVID-19
(fayraska Corona ee aan horay loo arag) uu yahay safmar waxaana sii kordhayay tirada dadka uu ku
dhacay cudurka caalamka oo dhan sida ay sheegtay WHO.

Weriyayaasha caalamka oo dhan ayaa dowr muhiim ah ka cayaara sidii dadweynaha ay u heli
lahaayeen wararka ku aaddan fayraska iyo dedaallada ay dowladaha uga hortagayaan inkastoo ay
jiraan isku-dayo ay dowladaha dalal dhowr ah ku caburinayaan warbaahinta madaxa bannaan iyo
helitaanka macluumaadka, sida ay diiwaangelisay hay’adda CPJ. Xubnaha warbaahinta ayaa
wajahaya cadaadis ballaaran.Taasi ayaa ka dhigay in shaqaalaha warbaahinta ay inta badan khatar
ugu jiraan qaadidda caabuqa, maadaama ay cudurka ka qaadi karaan goobaha ay u safraan,
wareysiyada ay qaadaan iyo weliba deegaannada ay shaqadu geyso sida lagu sheegay waraysiyo ay
CPJ la yeelatay weriyayaal..

Halkan guji si aad u aqrisato fariintan oo dhameystiran

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments